2015-07-07

Qofkii doonaa in uu kordhisto Raasamaalkiisa

waxuu raadiyaa siduu ku kobcin lahaa oo ku

badin lahaa sidoo kale qofki doona in uu kobciyo

xidhiidhka iyo jacalyka labada qof ee is qabaa

waa in uu raadiyo siduu ku kobcin lahaa

jacaylkiisa iyo isu daacadnimadooda marka

waxaan soo qaadanaynaa : 10 qodob oo kor u

qaada xidhiidhka, jacalayka iyo is aaminka

labada qof ee is qabaa

1) In ay is dhaafsadaan hadiyadaha xataa hadii

ay tahay mid iska caadi ah, sida hal ubax oo

aad saarto barkinta Zawjkaagu ku seexdo

hurdada ka hor waxay leedahay sixir soo

jiidasho aad cajiib u ah ama Bidaaqad yar oo

midab leh oo aad ku qorto kalmado aad u

macaan oo u qurux badan taasina waxay

leedahay raad reeb aad ugu wayn dhinaca

qalbiga,

Ninku markuu bixiyo qiimaha hadiyada xaaskiisa

wuxuu kula soo noqdaa qiimahaas waji furan oo

faraxsan oo uu ka arko xaaskiisa iyo qosol

macaan oo uu ka arko bishmaha xaaskiisa,

kalimad mahadnaq iyo amaan oo ay si

wanagsan u soo doorato gabadhaasi, faraxad

iyo wanag ka muuqda guriga dhinacyadiisa oo

dhan, gabadhuna waa in sidoo kale ay ninkeeda

wax u hadiyadaysaa.

2) In ay waqti gooyaan ay isla fadhiistaan oo ku

sheekaystaan markasta marka ay kala maqan

yihiina ay telka isku waraystaan oo mid waliba

kan kale ihtimaam ku siinaayo la hadalka kan

kale, waxaana inoogu filan ku dayasho siduu

rasuulku s.c.w u dhegaysanaayey Caa’isha r.c

markay ka sheekaynaysay xadiiskii dheeraa

3) Is eegida iyo aragtida xanbaarsan jacaylka iyo iska helida , dareenka u dhexeeya labada qof ee is qaba kuma ega waajibaadka kaliya oo la guto ama is dhaafsasho kalmado xidhiidh wanaagsani ah oo lays dhaafsado ee intaas waa ka badan tahay oo waxaa ka mida ishaarooyin aan hadal lahayn oo wajigu cabiro ama u dhicida sowtku muujinaayo ama ay tilmaamayso eegidu, waxaas oo dhami waxay dherjiyaan jacaylka iyo naftaba ee ma ogyihiin labada is qabaan fanka hadalka indhaha ? iyo fanka ka­hadalka nabrat sowtka iyo fanka hadalka malaamixa wajiga ? imisa ayaa ogsoon fanka hadalka indhuhu yihiin sixir ku dhaca qalbiga.. 4) Marka uu baxaayo oo aad si wanaagsan u sii macasalaamayso iyo marka uu soo noqdo oo aad si aad u diiran oo wanaagsan aad u soo dhowayso oo u marxabayso, sidoo kale markuu dhoofayo ama ka soo noqonaayo dhoof iyo markaad taleefon kula hadlaysoba 5) waxaa wanaagsan ninku in uu xaaskiisa amaano oo dareensiiyo in uu ilaa xad u jecel yahay, ninkalena eegidiisa uga masayrayo jacaylka uu u qabo dartiis sidoo kale in aanu waligiis gabadh kale la simin ama ku hor amaanin.. 6) waxaa muhiim ah in lamaanaha is qabaa ay shaqooyinka wada qabtaan iyaga oo ku kor sheekaysanaya ama ku kor kaftamaaya sida hagaajinta guriga, cuntada oo uu la kariyo ama la joogo marka ay karinayso, ama hawlaha ilmaha oo ay wada sameeyaan ama in ay isla qoraan waxyaabaha guriga looga baahan yahay iyo waxkasta oo ah hawlaha fudud ee guriga, taas oo sabab u noqota wada kaftan fara ka cayaan yar iyo dhisid xiriirka iyo jacaylka lamaanahas. 7) Kalimada wanaagsan ama cabiraad kalmado diiran oo jilicsan oo muujinaya jacaylka gabadhu u qabto ninkeeda ama in ay tusto ama­ba ninku tuso in “guurkiisa/ guurkeedu” yahay nimco ilaahay siiyey waxay la mid tahay jacaylka labada is qaba… 8) In ay samaystaan waqti ay wada fadhistan oo sheekaystan si haadi/danaasho ah, kaas oo uu ninka barida xaaskiisa markaa uu mar… qaabka lagu garto gabadha markey kacsi tabcaan la tahay? Cilimi baaris lagu sameeyay xiliga ay dumarka ugu jecelyihiin raaxada ayaa lagu sheegay in dumarka ay raaxada ugu Jeceylyihiin marka ay ga… Noocee Ugu Macaan Wasmada Dumarka Tilmaan Sir Ah? Cilimi baaris qota dheer oo ay sameestay Hay’ad ka Shaqeysa Cilimiga Jinsiyada oo ku taalo dalka Jarmalka ayaa dhowaan shaachasay in xil… Qaab casri ah oo xaaska loogu galmoodo oo aysan illaawaynin waligeeda Naasaha naagaha aad bay u kala fog yihiin waxaa ugu fiican kuwa buuxa oo balbalaaran sal weyn leh oo ibta dheer, dumarka badankooda way ka… 5 daqiiqo biyaha uga keen xaaskaaga qaabkaan Asalaamo calaykum Qofkii doonaa in uu kordhisto Raasamaalkiisa waxuu raadiyaa siduu ku kobcin lahaa oo ku badin lahaa sidoo kale qofki do… Daawo hadii aad maqaso xaaskaaga oo dhawaqaan kayrayo wey biyo baxday ee aayar ugu dhameey hoosha Goolka la isku fahmo galmada ee labada lamaane ayaa ah as­aaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xarii..daqiiqo biyaha uga keen xaaskaaga qaabkaan

soo dhexgalayo kaftan iyo qosol iyo faro ka cayaar, kaas oo ka fog waxkasta oo keenaya dhibaato iyo sidoo kale qaylada caruurta ama is qabqabsigooda, taas oo ku fiican in gabadhu seexiso caruurta waqti hore kadib gurigi oo nadiif ah oo udgoon, ay la sheekaysato oo la faraka­cayaarto saygeeda, kaasina waxuu keenaa midho jacayl, isu soo dhowaad iyo jacayl lamaanaha dhex mara…. 9) Miisaamid ogolaansho iyo diidid : wasiiladan waa mid muhiim ah taas oo ah in aadan waxkasta inta ilawdo qofkii kaliyi kuu muuqan, oo xataa cibaadadii ilaahay kugu lahaa adan ilaawin, oo shaqadaadu bas noqoto qofkaas, sidoo kale aanay noqon diidin oo aad qofkii kale ka tagtid isaga dhan oo aadan dhihin xaalkaygu keliya waa cibaado iyo haawlaha kale, isa siintaas xad dhaafka ah oo aad ku xad tagto jacaylkaas waa la nahiyey, waxuuna arinku u baahan yahay in ogolaanshahaas iyo diididaasiba caqli badani , fakar dheer iyo xeelad, taas oo aad ku dadaalayso qiyaasta ogolaanshaha iyo diidida, ogowna labadaasba xadgudubkoodu waxuu keenaa in uu jacaykii labada qof ka dhexeeyey dilo oo uu baabiyo, taasna waxay keeni kartaa mashaakil badan oo dhex mara labada is qaba. 10) Waa in labada qof ee is qabaa haday dhibaato ku timaado ay isla xaliyaan oo dhibkaas ku dhacay ay ka qaadan xoog iyo jacayl,dabaylahaasina aanay ku keenin reerkooda gil gilasho sida haday gabadhu xanuunsato oo kale, taas oo noqonkarta mid macnawi ah/ moraal ahaan ama mid la taaban karo oo ah wax qabad, amaba ninka oo waxuun ka xanaaqsan oo uu u baahan yahay naxariis iyo hadal wanaagsan oo jilicsan, iyo qof is garab taaga oo ka fududeeya arintas dhibaysa, ogowna marka aad ka xanuunsato xanuunka qofka kale waxuu dhaliyaa midhaha ugu wayn ee xidhiidhka iyo jacaylka labada is qaba waxuuna ka yeelaa labada isugu dhow oo isugu jecel midkoodba kan kale …

Show more