2016-03-21



Horyaalka England ayaa xili cayaareedkan 2015/16 haatan heer gabo gabo kusii dhawaanayo sidaa darteed waxaa farta lagu fiiqi karaa xidigaha bandhiga wacan xili cayaareedkan la imaadeen.

Hadaba waxaan idiin heynaa EPL xili cayaareedkan wacdaraha ka dhigeen gaar ahaan laacibiinta sida lama filaan ah bandhigooda wanaagsan banaanka usoo dhigeen.

Waxaa xusid mudan in lama filaanka ugu weyn ay kooxda Leicester City iyo xidigahooda ay sameeyeen madaama kooxda The Fox ay kusii dhawaaneyso hanashada EPL.

Guud ahaan hoos kaga boxo xidigaha xili cayaareedkan Premier League wacdaraha ka dhigeen:

Mesut Ozil (Arsenal)

Jordan Ayew (Aston Villa)

Charlie Daniels (Bournemouth)

Willian (Chelsea)

Yohan Cabaye (Crystal Palace)

Romelu Lukaku (Everton)

Riyad Mahrez (Leicester City)

Roberto Firmino (Liverpool)

Fernandinho (Man City)

Anthony Martial (Man United)

Georginio Wijnaldum (New Castle)

Jonny Howson (Norwich City)

Virgil van Dijk (Southampton)

Marko Arnautovic (Stoke City)

Yann M’Vila (Sunderland)

Ashley Williams (Swansea City)

Dele Alli (Tottenham)

Heurelho Gomes (Watford)

Darren Fletcher (West Brom)

Dimitri Payet (West Ham)

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Show more