2016-12-01



Cristiano Ronaldo iyo Antoine Griezmann ayaa hogaaminaya liiska 55-ta xiddig ee u dagaalamaya abaal marinta FIFPro 2016 oo ah 11-ka xiddig ee ugu wanaagsan sanadka.

Portugal kabtankooda ayaa xulkiisa ku hogaamiyay Euro halka Atletico Madrid xiddigeeda isna uu ahaa mid qaab ciyaareed wanaagsan soo bandhigay sanadkan, sidaa darteeda waxaa uu ku jira xidigaha ugu mudan ee lasoo qaadan karo marka loo eego bandhiigiisii cajiibka ahaa.

Xiddigaha ugu dambeyn soo baxa ee loo codeeyo waxaa lagu dhawaaqi doonaa marka lagaaro 9 January

2017- xalfad ka dhici doonta magaalada Zurich oo dhanka kale lagu bixin doono abaal marinta xiddiga ugu wanaagsan dunida.

Hadaba Waakan liiska oo dhameystiran

GOOLHAYAYAASHA:  (5): Claudio Bravo (Chile/FC Barcelona/Manchester City), Gianluigi Buffon (Italy/Juventus), David de Gea (Spain/Manchester United), Keylor Navas (Costa Rica/Real Madrid) and Manuel Neuer (Germany/FC Bayern Munich).

DAAFACA:  (20): David Alaba (Austria/FC Bayern Munich), Jordi Alba (Spain/FC Barcelona), Serge Aurier (Cote d’Ivoire/Paris Saint-Germain), Héctor Bellerìn (Spain/Arsenal), Jerome Boateng (Germany/FC Bayern Munich), Leonardo Bonucci (Italy/Juventus), Daniel Carvajal (Spain/Real Madrid), Giorgio Chiellini (Italy/Juventus), Dani Alves (Brazil/FC Barcelona/Juventus), David Luiz (Brazil/Paris Saint-Germain/Chelsea), Diego Godin (Uruguay/Atletico Madrid), Mats Hummels (Germany/Borussia Dortmund/FC Bayern Munich), Philipp Lahm (Germany/FC Bayern Munich), Marcelo (Brazil/Real Madrid), Javier Mascherano (Argentina/FC Barcelona), Pepe (Portugal/Real Madrid), Gerard Pique (Spain/FC Barcelona), Sergio Ramos (Spain/Real Madrid), Thiago Silva (Brazil/Paris Saint-Germain) and Raphael Varane (France/Real Madrid).

KHADKA DHEXE: (15): Xabi Alonso (Spain/FC Bayern Munich), Sergio Busquets (Spain/FC Barcelona), Kevin De Bruyne (Belgium/Manchester City), Eden Hazard (Belgium/Chelsea), Andres Iniesta (Spain/FC Barcelona), N’Golo Kante (France/Leicester City/Chelsea) Toni Kroos (Germany/Real Madrid), Luka Modric (Croatia/Real Madrid), Mesut Özil (Germany/Arsenal), Dimitri Payet (France/West Ham United), Paul Pogba (France/Juventus/Manchester United), Ivan Rakitic (Croatia/FC Barcelona), David Silva (Spain/Manchester City), Marco Verratti (Italy/Paris Saint-Germain) and Arturo Vidal (Chile/FC Bayern Munich).

WEERARKA:  (15): Sergio Aguero (Argentina/Manchester City), Gareth Bale (Wales/Real Madrid), Karim Benzema (France/Real Madrid), Cristiano Ronaldo (Portugal/Real Madrid), Paulo Dybala (Argentina/Juventus), Antoine Griezmann (France/Atletico Madrid), Gonzalo Higuain (Argentina/Napoli/Juventus), Zlatan Ibrahimovic (Sweden/Paris Saint-Germain/Manchester United), Robert Lewandowski (Poland/FC Bayern Munich), Lionel Messi (Argentina/FC Barcelona), Thomas Muller (Germany/FC Bayern Munich), Neymar (Brazil/FC Barcelona), Alexis Sanchez (Chile/Arsenal), Luis Suarez (Uruguay/FC Barcelona) and Jamie Vardy (England/Leicester City).

Show more