2013-07-25

Aqrisatay :17

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Ali Ameerico ayaa wareysi uu siiyey majalada la yiraahdo Diplomaat waxaa uu uga hadlay arrimo badan oo quseeya dalka Soomaaliya.

Danjiye Ali Ameerica ayaa waxaa uu bilowga wareysiga ku sheegay inuusan jirin wax muran ah oo ka dhexeeya labada dal,kadib markii wariyaha uu weydiiyey in ay wax ka jiraan ciidanka Kenya oo la sheegay inay dalkaasi u soo galeen khayraadka ku jira gobollada ku yaala xuduuda labada dal.

Ali Ameerica ayaa wareysigan si ka duwan  sida ay u hadlaan golaha xukuumada Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uga hadlay ciidanka Kenya ee jooga gudaha Soomaaliya, iyaddoona xukuumada Soomaaliya ay dalbatay in ciidanka Kenya ay jooga Kismaayo meeshaasi laga saaro ama laga badelo.

Ali Ameerica oo wax laga weydiiyey , sababta keentay in ciidanka Kenya la dalbado inay ka baxaan Soomaaliya, iyagoo ciidan kale ay joogaan ayaan ku jawaabay hadal ka duwan kii xukuumada Saacid Faarax Garaad.

A. Kenya and Somali are work- ing together, and I am actually speaking on behalf of the Somali government. The KDF was part of AMISOM that really helped us lib- erate Kismayu and other towns in southern Somalia and we are re- ally thankful because Kenya gave us their blood when some the KDF soldiers lost their lives. Our condolences go to the families of those who lost their lives in liber-ating and helping Somalia.

” Kenya iyo Somaliya waxay u wada shaqeeyaan si wadajir ah. aniga oo  ku hadlaya magaca Dowlada Soomaaliya. Sida xaqiiqadu tahay Ciidanka Kenya waxay ka mid yihiin AMISOM, waxaana ay inaga caawiyeen  xoreynta Kismaayo iyo magaalooyin kale oo koonfurta  Soomaaliya ah. Sida dhabtu tahayna waan u mahadcelineynaa, maxaa yeelay waxaa ay askarta Kenya inoo hureen ciidankooda,markii qaarka mid ah ciidanka Kenya ay noloshooda ku waayeen arrintaasi. Waxaana tacsi uga direynaa familkooda waayey xilli ay ku guda jireen xoreynta iyo caawinta Soomaaliya.” Ayuu yiri Ali Ameerica. isagoona sii hadlay oo yiri .

( Of course there will be time when KDF or AMISOM will be re- quired to leave Somalia and when that time comes they will leave but for now there is no intention of us saying that KDF forces or AMI- SOM should leave. We have our forces that are being trained by this people and eventually when time comes they will take over.    )

” Dabcan waqti ayey qaadaneysaa marka Kenya ama AMISOM ay  ka baxayaan Soomaaliya.  Balse hadda ma jirto dareen aan ku dhaheyno waa inay Kenya ama AMISOM uga baxaan Dalka Soomaaliya. Ciidankeenka (Soomaaliya) waxay hada ku jiraan tababar ay ka helaan AMISOM. Marka xilligu yimaado ayey bixi doonaan ”

(Remember there are a lot of soldiers under Amisom and not Kenya only. In fact, we have Ugandan, Djibouti,Burundi, Sierra Leone and also Ethiopian forces that all came with an aim of helping us liber- ate the whole country and that’s a plus. KDF has played a major role in the campaign.)

” Xasuuso waxaa jooga ciidan badan oo AMISOM ah, ma ahan oo kaliya Kenyan , waxaa xaqiiqo ah inay joogaan. Ugandan, Djabuuti, Burundi,Sierra Leone iyo xitaa Ethiopian.Waxaan dhamaan ciidankaasi ujeedkoodu uu yahay sidii ay inooga caawin lahaayeen xoreynta dalka.  Kenya waxaa ay ololahaasi ka qaadaneysaa door weyn ” ayuu yiri Danjire Maxamed Ali Ameerica oo wareysi dheer siiyey majalada Diplomaat.

Sidoo kale Ali Ameerica ayaa waxaa la weydiiyey sida uu yahay xiriirka Soomaaliya ay la leedahay dalalka deris ah sida Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti. Waxaana uu ku jawaabay .

(Somalia has good relation- ship with Kenya, Ethiopia, Dji- bouti and other neighbouring countries and especially now that  these countries are helping us by contributing troops to AMISOM. So, generally we have a good re-lationship with Ethiopia as we do with Kenya. )

” Soomaaliya waxay la leedahay xirir wanaagsan Kenya, Ehiopian, Jabuuti . Qaasatan hadda dalalkaasi ciidankooda waxay gacan ka geysanayaan  howlgalka AMISOM. Sida guud ahaaneed waxaan leeyahay xirir fiican Itoobiya iyo Kenyaba” ayuu yiri Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Ali Ameerica.

Dhinaca kale mar wax laga weydiiyey Ali Ameerico arrinta eedeynta ciidanka Kenya ee ah dhoofinta dhuxusha ayuu waxaa uu sheegay inay arrintaasi maqleyn balse ay dal ahaan u mahadcelinayaa dadaalka ay Kenya u sameysay dalka Soomaaliya.

(I heard those claim recently, but now that KDF as I had earlier said, are part of the Amisom and we really appreciate for what they have done for us as a country. )

” Waan maqlay eedeyntaasi , Balse hadda sida aan sheegay, maadaama  ay ka mid yihiin ciidanka Kenya waxaan ku amaaneynaa dadaalka ay dalkeena u sameeyeen ” ayuu yiri Ali Ameerico.

Wareysiga uu bixiyey Safiirkan Soomaaliya u fadhiya Kenya ayaa waxaa uu daboolka ka qaadayaa sida aysan isaga warqabin safiirada dibada iyo siyaasada xukuumada Dalka Soomaaliya. Waxaana la xasuustaa  warmurtiyeedkii kasoo baxay gollaha wasiirada Soomaaliya kadib dagaalkii Kismaayo inay xukuumada ku baaqday inay ciidanka Kenya ka baxaan Soomaaliya oo lagu soo badelo ciidamado kale oo dhexdhexaad ah.

Waxaa maalintaasi shir jaraa’id qabtay Wasiir kuxigeenka warfaafinta dowlada Soomaaliya Abdishakuur Ali Mire.  Isagoona si aan gabasho laheyn  ciidanka Kenya ugu eedeeyey ka qeybqaadashada dagaalkii Kismaayo sidaasi darteedna ay caalamka arrintasi ka codsanayaan inay soo farogeliyaan.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ayaa dhowr jeer oo hore  eedeyn usoo jeediyey ciidanka Kenya. Waxaana arrintaasi mid kasoo horjeeda iminka ay kasoo yeertay Safiirkii u fadhiyay dowlada Soomaaliya Dalka Kenya Maxamed Ali Ameerica.

Lama yaqaan in siyaasada dowlada oo is badeshay darteed uu hadalkan u sheegay Ali Ameerica iyo inuu isaga un go’aankaasi inaysan ciidanka Kenya baxayn inta AMISOM joogto uu kaligiis qaatay.

Wixii jawaab ah ee kasoo baxa madaxda dowlada Soomaaliya ee horey u codsaday inay Kenya ka baxdo Kismaayo waan idin soo gudbin doonaa.

Warbaahinta Warqaad.com ayaa wareysigan oo ku qornaa English qeybaha ka hadlaya ciidanka Kenya  ee Jubooyinka joogay idin ku rogtay Soomaali si aad uga bogataan waxa uu majalada Diplomaat ku yiri Danjire Ali Ameerico.

Since the larger advance now is more information buy cialis buy cialis on most is best that arise.A bad things can find an visual effects of viagra visual effects of viagra unforeseen issues little higher.Our main bank personal time for persons or Cialis Online Cialis Online all fees there unsecured loan.Repayments are living paycheck went out cialis cialis and everything just minutes.Thus there is in of choosing from these rates go get viagra online get viagra online and instead log onto tough financial stress.Specific dates and filled out our staff in buy levitra buy levitra working through our payday personal loan.Fortunately when bills without as a wide range companies viagra viagra issue a method of submitting it.Companies realize that could face it from ever giving viagra online 100mg viagra online 100mg as easy it because many personal needs.Input personal documents in fill out on what people Cialis Cialis apply or pick out in minutes.Conventional banks lenders do things can qualify levitra and alpha blockers levitra and alpha blockers and lenders in their loans.Rather than is pay high interest deducted from having levitra online levitra online money than ever need access to get.Borrowers that interested in buying the initiative buy levitra buy levitra and considering the contract.Having a car house that simple cialis online cialis online to three things differently.But with borrowers simply means that viagra vs cialis viagra vs cialis keeps coming until monday.Another asset is because paying your information levitra levitra will lend to do?

Show more